Advertisements
Wararka

R/Wasaaraha Somalia iyo wefdi uu hogaaminayo oo maanta gaaray degmada Xudur ee Gobolka…


Rai’isul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray degmada Xudur ee Gobolka Bakool, halkaasoo si heer sare ah ay ugu soo dhoweeyeen boqolaal shacab ah.

Wafdiga Rai’isul Wasaaraha ayaa waxaa ka mid ahaa xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirada iyo Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka oo ka soo jeeda deegaanka.

Rai’isul Wasaaraha ayaa markii uu ka degay Xudur, waxaa uu boqolaal dadweyne kula hadlay Garoonka kubadda Cagta ee Waaberi, iyadoo ammaanka aad loo adkeeyay.

Rai’isul Wasaaraha ayaa dadweynaha reer Xudur kula hadlay lahjada Maayga, waxaana uu dadweynaha uga mahadceliyay sida diirran ee loo soo dhoweeyay.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (7359 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: