Advertisements
Wararka

Xisbiga haya talada Ruushka oo lumiyey seddax meelood meel kuraasta aqalka golaha deegaanka…


Xisbiga haya talada Ruushka ee loo yaqaan United Russia party, ayaa lumiyay sadex meelood meel kuraasta aqalka golaha deegaanka kadib doorashadii gobolada ee shalay Dhacday.

Wakaalada wararka Ruushka ayaa sheegtay in badi xisbiga haya talada uu hantay aqlabiyada kuraasta hoose ee Barlamaanka magaalada Moscow.

Xisbiga uu hogaamiyo Putin ayaa dhanka kale ku guuleystay baraasaabka magaalada St. Petersburg iyo 15 gobol oo kale oo ka mid ah Ruushka.

Natiijada ka soo baxday doorashada ayaa waxaa saluugay xisbiyada Mucaaradka, waxaana ay ku soo aadeysaa iyadoo dibadbaxyo xoogan ay mucaaradku dhigayeen todobaadyadii la soo Dhaafay.

Si kastaba ha ahaatee doorashadan ayaa tijaabo u ah loolan uu gali doono xisbiga haya talada marka la gaaro sanadka 2021-da oo la qaban doono doorashada Baarlamaaniga Ruushka.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (7359 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: