Advertisements
Wararka

Dowlada Somalia oo beenisay odayaal horey u soo bandhigeen al-Shabaab inaysan aheyn kuwii…


Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war saxaafadeed ka soo saartay odayaal dhaqameedyo ay dhowaan soo bandhigeen al-Shabaab, kuwaasoo lagu sheegay inay ahaayeen odayaashii soo xulay Ergooyinkii soo doortay Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in odayaasha ay soo bandhigeen Al-Shabaab aysan aheyn kuwii rasmiga ahaa, isla markaana ay yihiin kuwo been abuur ah, una geliyeen koofiyado iyo cimaamado, ayna qasab uga hadal siiyeen.

Al-Shabaab ayaa deegaanada ay maamulaan ku soo bandhigay Odayaal iyo ergooyinka soo doortay Xildhibaanada, kuwaasoo ay u qabteen muddo 45 cisho inay isku soo diiwaan geliyaan, waxaana illaa hataan ay soo bandhigeen Odayaashii soo xulay ergooyinka soo doortay Xildhibaanada Maamulada Koofur Galbeed, Galmudug, Hirshabeelle.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (7359 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: