Advertisements
Wararka

Hooyo Soomaaliyeed oo lagu xukumay Sanad iyo Sagaal bilood oo xarig ah dalka Denmark…


Maxkamad ku taalla dalka Denmark ayaa gabar Soomaali ah ku xukuntay sanad iyo sagaal bilood oo xariga ah, kadibna in dalka laga saaro oo lagu celiyo Somalia.

Maxkamadda ayaa sidoo kale go’aamisay in gabadhan laga qaado oo dowladda ay kala wareegto caruur tiradoodu gaareyso todobo oo ay dhashay.

Maxkamadda ayaa gabadhan ku eedeysay in caruurta ay hagardaameyn jirtay ayna dili jirtay sida ay sheegeen dacwad oogayaasha.

Arintan ayaa soo laabatay sanadkii hore ka dib markii mid ka mid ah caruurta uu wacay booliska isagoo u sheegay iney mar kasta garaacdo hooyadood taasoo keentay in la xiro haweeneyda lagana kaxeeyo caruurta oo da’doodu u dhexeyso 3 illaa 15 sano jir.

Qaar ka mid ah Soomaalida ku nool dalka Denmark ayaa wada olole xoogan oo ay ku doonayaan iney dib loogu mideeyo hooyadaas iyo caruurteeda, si looga hortago in keligeed loo tarxiilo Somalia.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (7359 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: