Advertisements
Wararka

Roob xoog leh oo dabaylo watay oo ka da’ay Magaalada Jigjiga oo cabsi geliyey dadka…


Magaalada Jigjiga waxaa saacadihii ugu danbeeyay ka da’ayay roobab xoog leh, roobkan ayaa wuxuu watay dabaylo waawayn iyo dhagaxaan baraf ah oo dhulka ka dhigay wada baraf.

Dadka reer Jigjiga ayaa halmar cabsi gashay, iyagoo dadkuna ay ashahaad isku dareen, wali lama soo sheegin khasaare nafeed oo roobkani gaystay.

Magaalada waxaa dhex mara tog aad u wayn, waxaana laga cabsi qabaa in toggaasi uu dhibaato gaysto maadaama togga dhinacyadiisa ay deggan yihiin dad danyar ah.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (7359 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: