Advertisements
Wararka

Dowlada Somalia oo soo saartay habraac cusub ee xulista xubnaha Baarlamaanka ee Jubbaland…


Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay habraac cusub oo ku saabsan Qorshaha soo Xulista Xubnaha Baarlamaanka 2aad iyo Doorashada Madaxweynaha ee Jubbaland 2019, iyadoo horay u jireen habraacyo ay soo saartay oo aan ka dhaqan gelin Jubbaland.

Soo saarista habraacan cusub ayaa ku soo beegmaya xilli ay ka socoto magaalada Kismaayo ee xarunta kumeelgaarka ah ee maamulka Jubbaland caleemasaarka Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe.

Halkan hoose ka aqriso habraaca cusub ee ay dowlada federalka soo saartay:

Habraaca cusub.jpg

Habraaca cusub1.jpg

Habraaca Cusub2.jpg

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (7575 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: