Advertisements
Wararka

Garsoore Maxkamad oo M/weyne Trump ku amray inuu wareejiyo diiwaankiisa canshuuraha…


Garsooraha Maxkamadda Federaalka ee Manhattan ee magaalada New York ayaa amar ku siisay madaxweyne Donald Trump inuu wareejiyo diiwaankiisa canshuuraha muddo sideed sano ah.

Go’aanka maxkamadda ayaa diiday sheegashada Trump ee xasaanada baarista dambiyada, waxaana kooxda qareenada madaxweynaha la filayaa inay racfaan ka qaataan.

Garsooraha Maxkamada ayaa ka fiirsanaya ku xadgudubka Trump ee sharciga, kadib markii uu bixiyay qareenkiisa Michael Cohin sanadkii 2016, laaluush uu Cohen ku aamusinayo jilaaga caanka ah Stormy Daniels intii lagu guda jiray doorashadii madaxtinimada ee ugu dambeysay.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (7575 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: