Advertisements
Wararka

M/weynaha Mareykanka oo ku hanjabay in uu burburin doono dhaqaalaha Turkiga haddii…


Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku hanjabay in uu burburin doono dhaqaalaha Turkiga hadii xukuumada Ankara ay xadgudub ka geysato gudaha Suuriya.

Trump ayaa digniintan layaabka ah soo saaray Isniintii saacado kadib markii uu ku dhawaaqay go’aanka milatariga Mareykanka ay uga soo baxayaan deegaanada ay kaga sugan yihiin wadanka Suuriya ee u dhow xadka Turkiga.

Xukuumada Ankara ayaa sheegtay in ay weerari doonto dagaalyahanada Kurdida iyo maleeshiyaadka kale ee ku sugan waqooyiga Suuriya.

Hanjabaada Trump uu ku soo qoray bogga uu ku leeyahay Twitter-ka ayaa u muuqata mid uu kaga jawaabayo dhaleeceyn kaga timid xubno ka tirsan xisbigiisa Jamhuuriga iyo kuwa Dimuquraadiga oo la xiriirta In uu qiyaamay dagaalyahanada Kurdida oo mudo fog ay Isbaheysi wada ahaayeen.

Hadii Turkiga uu qaado weerar ka dhan ah Kurdida aniga oo adeegsanaya xikmadeyda waxaan gabi ahaanba burburin doonaa dhaqaalaha Turkiga horay ayaana u sameeyay hada ka hor ayuu Yiri.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (7575 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: