Advertisements
Wararka

Maamulka Jubbaland oo sheegay in caleemo saarka M/weynaha uu dhici doono marka ay…


Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in caleema saarka Madaxweynaha Jubbaland uu dhici doono marka ay soo dhameystirmaan wafuuda ka qeyb galeysa Caleema saarka.

Madaxweyne kuxigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa wariyeyaasha u sheegay in caleema saarka uu qabsoomi doono marka dhammaan wafuuda ay yimaadaan Kismaayo.

Caleema saarka Madaxweynaha Jubbaland ayaa markii labaad dib u dhacday, sababo la xiriira xayiraada ay dowladda Federaalka Soomaaliya ay saartay.

Dhinaca kale Madaxweyne kuxigeenka Jubbaland ayaa ka digay cadaadiska dowladda Federaalka ku heyso Jubbaland ay ka dhalan karto kacdoon bulsho.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (7575 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: