Advertisements
Wararka

Munaasabada furitaanka kalfadhiga 6aad ee Baarlamaanka Labada Gole oo ka bilaabatay dugsiga…


Waxaa xilligan ka socota Dugsiga Tababarka Booliska Jen. Kaahiya Munaasabadda furitaanka Kalfadhiga 6aad ee Baarlamaanka Labada Gole, iyadoo uu goor dhow xarunta gaaray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Munaasabadda ayaa saacado dib uga dhacday furitaankeeda, kaddib markii ay madaxda ka qeyb galeysa ay dhaqse xarunta u imaan waayeen, waxaana muddo socotay suugaano kala duwan oo ay qaadayeen Fannaaniin iyo madadaalo kale, sidoo kale Xildhibaan Maxamed Cumar Dhalxa oo fanaan hore ahaa ayaa hees ka qaaday xafladda.

Kalfadhiga 6aad ee Baarlamaanka Labada Gole ayaa Madaxweyne Farmaajo uu si wadajir ah maanta u furi doonaa, iyadoo ay ka qeyb galayaan Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Jabuuti, Guddoomiyeyaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare iyo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre.

XafladaFuritaanka.jpg

Inkastoo xarunta uu ka dhacayo Furitaanka Kalfadhiga 6aad ee Labada Gole aanay ku sugneyn Xildhibaano tira badan, waxaana badankood ay ku maqan yihiin safaro dibadda ah.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (7575 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: