Advertisements
Wararka

Siyaasada arrimaha dibada Mareykanka oo lagu sheegay inay ku timid jahwareer kii ugu darnaa…


Siyaasada arimaha dibada Mareykanka ayaa waxaa ku yimid Jahawareer tan iyo markii uu xilka qabtay madaxweyne Donald Trump dabayaaqadii sanadkii 2016-ka.

Mr Dennis Etler, oo aqoon u leh siyaasada ayaa qaba in Washington ay dhax maquuraneyso jahawareerkii ugu darnaa ee soo mara Taariikhda siyaasada arimaha dibada Mareykanka.

Hadalkaan ayaa ku soo aadaya iyadoo Isniintii madaxweyne Donald Trump uu ku hanjabay in uu burburin doono dhaqaalaha Turkiga kadib markii saacado uun ka hor uu ku dhawaaqay in ciidankiisa uu kala baxayo Suuriya.

Dennis Etler ayaa tilmaamay in Trump uusan aqoon wanaagsan u laheyn marka ay timaado la macaamilka Mareykanka iyo Dal Kale.

Xukuumada Washington ayaa mugdi galisay xiriir soo jireen ahaa oo ay la laheyd wadamo badan iyadoo Kuuriyada waqooyi ay maalmo ka hor sheegtay in Mareykanka uusan dulqaad laheyn marka ay timaado in la Wadahadlo.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (7575 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: