Advertisements
Wararka

Sacuudiga iyo Imaaraadka oo si kulul u cambaareeyey howlgalka militari ee Turkiga uu ku galay…


Dowladaha Sacuudiga iyo Imaaraadka carabta ayaa si kulul u canbaareeyay weerarka milatatiga Turkiga ay ku qaadeen gobolka Idlib ee dhaca waqooyiga Suuriya.

War saxaafadeed ka soo baxay wasaarada arimaha dibada Sacuudiga ayaa lagu sheegay in weerarka Turkiga uu xadgudub ku yahay madax banaanid dalkan Carbeed.

Sacuudiga ayaa dhanka kale sheegay in duulaankan uu dib u dhac ku yahay hormarka iyo dadaalada loogu jiro dhanka Nabada.

Wasaarada arimaha dibada Imaaraadka ayaa dhanka kale canbaareysay howlgalka milatari ee Turkiga oo ay ku tilmaantay mid kala qeybinaya shacabka Suuriya.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (7575 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: