Advertisements
Wararka

Dowlada Somalia oo u yeertay safiirka Kenya ee Somalia si wax looga weydiiyo diyaarad ku…


Dowlada Somalia ayaa u yeertay safiirka Kenya u fadhiya dalka Somalia Mr Lucas Tumbo si wax looga weydiiyo diyaaradii 5-tii bishan ka soo duushay magaalada Nairobi ee ku degtay garoonka diyaaradaha Kismaayo.

Wasiiru dowlaha arimaha dibada Cabduqaadir Axmed Kheyr ayaa ugu baaqay diblumaasiga Kenya in uu si deg deg ah jawaab uga Bixiyo Arintaan.

Dhanka kale dowlada Soomaaliya ayaa sheegtay in aysan u dulqaadan doonin faragalinta qaawan oo Kenya ku heyso Qarannimada Soomaaliya.

Maalin ka hor ayey aheyd markii Kenya ay beenisay in ay wax ka ogtahay diyaarada ka degtay magaalada Kismaayo.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (7575 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: