Wararka

M/weyne Trump oo casuumad ugu fidiyey Aqalka Cad M/weynaha dalka Ukraine oo muran ka…


Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa casuumaad ugu fidiyay Aqalka Cad ee magaalada Washington madaxweynaha muranka iyo dacwadda geliyay ee dalka Ukraine Volodymyr Zelensky.

Trump ayaa warkan u sheegay warfidiyeenada xilli uu kusoo jeeday magaalada New York.

” – Waxaan doonayaa in aan casuumo, waxaan doonayaa in uu yimaado Aqalka Cad, hadduu iga aqbalayo codsigeyga”, ayuu yiri madaxweyne Trump.

Dhawaan ayay aheyd markii ay soo ifbaxday xiriir taleefan oo qarsoodi ahaa kaas oo dhexmaray labada madaxweyne, markii dambena lagu cadaadiyay madaxweyne Trump in uu warbaahinta usoo bandhigo.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

About Admin (7819 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: