Wararka

Dagaalamayaashii Daacish oo daruufo aad u adag ay ugu nool yihiin xabsiyada lagu hayo…


Duruufaha adag oo ay ugu nool yihiin xabsiyada u dagaalamayaashii daacish oo ka kala yimid meelo badan oo adduunka ka mid ah iyagoo u soo hiyi raacay waxaan jirin oo la yiraahdo dowlada Islaamiga ee Ciraaq iyo Suuriya.

MaxaabiisDaacish1

Waxaa ka muuqda sawirada dhallinyaro runtii u eg dad la soo qalday, waxayna waqtigan xaadirka ay guranayaan mirihii falkii ay ku kaceen oo dad badan lagu dilay, lagu barakiciyey, lagu dhibaateeyey iyo hanti badan oo dad lahaa oo lagu burburiyey wadamada Suuriya iyo Ciraaq.

MaxaabiisDaacish

Waxay dadka Muslimiinta ee ku nool adduunka ay gaarsiiyeen aafo, iyagoo ka bixiyey sawir aan aheyn kii runta ahaa ee Islaamka, taasi oo dad badan dhibaato ku soo gaartay iyaga sababtooda.

Shabakada Wararka

hagaag.com

info@hagaag.com

About Admin (7784 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: