Wararka

Dibadbaxayaal hor leh oo lagu dilay dalka Ciraaq iyaga oo dalbanaya inuu dhaco isbedel…


Ciidanka amniga Ciraaq ayaa toogasho ku dilay 13 dibadbaxayaal oo ka tirsan shacabka Ciraaq oo dalbanaya in madaxda heysa talada ay xafiiska Baneeyaan.

Isniintii ayaa sideed ka mid ah dadkaan la dilay, halka shanta kale habeenimadii ilaa aroortii hore ee Talaadada ay ciidanka ciraaq dileen.

Dilalkaan ayaa warbaahinta waxaa u xaqiijiyay howlwadeenada caafimaadka iyo saraakiil ka tirsan ciidanka amniga Ciraaq.

Dibadbaxayaasha oo xiray marinka laga galo dakadda Umm Qasr ee dhanka koonfureed uga beegaan magaalada saliida hodanka ku ah ee Basra ayaa waxaa rasaas ooda uga qaaday ciidanka taasi oo keentay dhimashada hal ruux tiro kalena ay ku Dhaawacmeen.

Xukuumada Ciraaq ayaa dilalkan ka soo qaaday waxba kama jiraan waxaana ay ku eedeysay dibadbaxayaasha in ay jabiyeen sharciga ayna awood u adeegsan Doonto.

Guud ahaan dalkaan carbeed ayaa waxaa ka taagan kacdoon ay shacabka ku dalbanayaan isbadal dhanka maamulka oo ka samatabixin kara shaqo la’aanta, maamul xumada iyo musuq maasuqa hareeyay madaxda Dowlada.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

About Admin (7784 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: