Wararka

Khamri loogu magac daray Somalia oo lagu arkay suuqyada dalka Shiinaha oo caadi…


Khamri loogu magac daray Somalia ayaa lagu arkay suuqyada dalka Shiinaha kaasoo caadi looga iibinayo dadka isticmaala.

Khamrigan oo ay ku dul qoran tahay Somalia oo far waawayn ku qoran ayaa laga heli karaa super marketyada waaweyn ee dalkaas, iyadoo lagu dhejiyay sicirka ay joogto.

Qaar ka mid ah dhalinyarada Soomaalida ee ku nool dalka Shiinaha ayaa baraha bulshada ku faafiyey muuqaalo ay ka soo qaadeen khamrigan oo yaalla goobaha ganacsiga.

Khamri-Somalia

Lama oga sababaha ay shirkadaha dalka Shiinaha khamrigan ugu bixiyeen Somalia, iyadoo la og yahay in Soomaalidu yihiin dad muslim ah oo neceb khamriga.

Qaar ka mid ah Soomaalida ku nool dalka Shiinaha oo ka carooday arrintan ayaa ku tilmaamay xad gudub iyo magac dil lagu sameynayo magaca dalkeena iyagoo ugu baaqay Dowlada federaalka iney dabagal ku sameyso, sharciga caaalamiga ah la tiigsato shirkadaha Shiinaha ee soo saarta khamrigan.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

About Admin (7819 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: