Wararka

Kulanka Liverpool iyo Man City oo laga yaabo inuu qaabeeyo horyaalka halka uu aadi lahaa…

FILE PHOTO (EDITORS NOTE: COMPOSITE OF IMAGES - Image numbers 1140640499,1141519827 - GRADIENT ADDED) In this composite image a comparison has been made between Jurgen Klopp, Manager of Liverpool (L) and Josep Guardiola, Manager of Manchester City. Liverpool FC and Manchester City meet in a Premier League match on November 10, 2019 at Anfield in Liverpool. ***LEFT IMAGE*** SOUTHAMPTON, ENGLAND - APRIL 05: Jurgen Klopp, Manager of Liverpool looks on prior to the Premier League match between Southampton FC and Liverpool FC at St Mary's Stadium on April 05, 2019 in Southampton, United Kingdom. (Photo by Mike Hewitt/Getty Images) ***RIGHT IMAGE*** LONDON, ENGLAND - APRIL 09: Josep Guardiola, Manager of Manchester City looks on prior to the UEFA Champions League Quarter Final first leg match between Tottenham Hotspur and Manchester City at Tottenham Hotspur Stadium on April 09, 2019 in London, England. (Photo by Dan Mullan/Getty Images)

Waxaa laga yaabaa kulanka Liverpool iyo Manchester City uu go’aamiyo halka uu aadi doono koobka horyaalka Premier League Ingriiska 2019-2020, inkastoo waqti hore ay tahay in la saadaaliyo, hadana xeel dheerayaasha Sport-ga waxay isku raaceen in ay jiheyn ama qaabeyn doonto horyaalka.

Liverpool oo horyaalka ku hogaamineyso 31 dhibcood, 11 kulan ayey Anfield ku martigelineysaa kooxda heysata horyaalka Ingriiska Manchester City oo leh 25 dhibcood, waxaa la filayaa in ay noqoto ciyaar aan waxba la isula soo harin oo maanta Axad ah saacada markay tahay (16:30GMT) ka dhici doonto garoonka Liverpool.

La arki doonee Natiijada ciyaarta..

Shabakada Wararka

hagaag.com

info@hagaag.com

About Admin (7791 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: