Wararka

Liverpool oo si xarago leh uga badisay Man City, laguna tilmaamay kooxda ugu fiican adduunka…


Kooxda Liverpool oo si xarago leh ugu durdurisay Manchester city kulan maanta ka dhacay Garoonka Anfield oo lagu sheegay inay noqon karto ciyaarta go’aamineysa koobka horyaalka halka uu aadi doono.

Kooxda Liverpool ayaa khubarada ciyaaraha ka faalooda ku tilmaamay in ay tahy kooxda ugu wanaagsan adduunka waqtigan la joogo.

Liverpool ayaa waxay ku badisay 3-1 oo kala dhaliyey laacibiinta kala ah Fabinho, Salah iyo Mane, halka goolka yatiimka ah u dhaliyey Manchester City Bernardo.

Liverpool ayaa leh 34 dhibcood 12 kulan, halka uu ku joogsaday rasiidka Man City 25 dhibcood iyadoo ay ku jirto kaalinta 4aad ee horyaalka Ingriiska, kaalimaha 2aad iyo 3aad ayaa soo kala cariirsaday Leicester City iyo Chelsea oo leh min 26 dhibcood oo Leicester ku horeyso gool dhalinta.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

About Admin (7819 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: