Wararka

R/W Ciraaq Adil Abdul-Mahdi oo shaaca ka qaaday inuu istiqaaladiisa u gudbin doono…


R/wasaaraha Ciraaq Adil Abdul-Mahdi ayaa shaaca ka qaaday in uu iska casilayo xilka R/wasaarenimo ee dalkaasi islamarkaana istiqaaladiisa u gudbin doono baarlamaanka.

Laga soo bilaabo Arbacadii ilaa Jimcihii waxaa la dilay 36 dibedbaxayaal ah, waxaana iscasilaadda ka soo yeertay R/wasaaraha ku farxay qaar ka mid ah dibedbaxayaasha, walow ay sheegeen in ay sii wadayaan mudaaharaadyada.

Go’aanka R/wasaaraha ayaa imaanaya xilli hoggaamiyaha Shiicada Ali al-Sistani uu dhawaan sheegay in baarlamaanku uu kala laabto kalsoonida xukuumadda si loo soo afjaro cabashada dibedbaxayaasha.

dadkaCiraaq.jpg

Waxaa sidaan oo kale isu casilay dhawaan R/wasaaraha dalka Lubnaan kadib markii xukuumaddiisu wajahday dibedbaxyo ballaaran.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

About Admin (7964 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: