Wararka

Xaaf oo dowlada Somalia ku eedeeyey in ay afduubatay maamul u sameynta Galmudug…


Madaxweynaha Dowlad gobolleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ku eedeeyay dowladda Soomaaliya in ay afduubtay sida uu hadalka ku dhigay maamul u sameynta Galmudug.

Xaaf ayaa ugu baaqay Odayaasha dhaqanka in ay meel uga soo jeestaan sida uu hadalka u dhigay qorshaha ay waddo dowladda Soomaaliya oo ay ku dooneyso in ay ku dhisto maamulka Galmudug.

Hadalka madaxweyne Xaaf ayaa imanaya xili guddiga farsamada maamulka Galmudug sheegeen in sida ugu dhaqsiyaha badan loo soo xulayo xildhibaannada Baarlamaanka cusub islamarkaana uu meesha ka baxay wixii khilaaf ahaa ee jiray.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

About Admin (8458 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: