Wararka

Wafdiga M/weynaha Somalia oo garoonka Asmara ku soo dhoweeyey M/weynaha Eritrea…


Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu horkacayo oo saaka ka ambabaxay dalka ayaa gaaray magaalada Asmara ee dalka Eritrea.

Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa garoonnka dayuuradaha Asmara ku soo dhoweeyey dhiggiisa Isaias Afwerki iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowlada wadankaas.

Soo dhoweyn ka dib labada Madaxweyne ayaa kulan xasaasi ah waxaa uu uga bilowday xarunta madaxtooyada magaalada Asmara kaasoo illaa hadda uusan jirin wax war ah oo laga soo saaray.

Wararka qaar ayaa sheegaya in labada hogaamiye ay ka wada hadlayaan xiriiro arrimo ku saabsan iskaashiga Gobolka geeska Afrika iyo xaaladihii u dambeeyay ee ku soo kordhay.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

About Admin (8418 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: