Wararka

M/weynaha waqtigiisa dhamaaday ee Galmudug oo ka hor yimid xildhibaanadii lagu…


War Saxaafadeed kasoo baxay Madaxweynaha maamulka Galmudug ee waqtigiisa uu dhamaaday Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa looga hor yimid Xildhibaanadii shalay ay ku dhawaaqeen Guddiga Doorashada Galmudug.

Madaxweyne Xaaf ayaa sheegay in lala xisaabtami doono guddigii ku dhawaaqay Xildhibaanada cusub ee Galmudug, waxa uuna sharci daro ku tilmaamay Xildhibaanada looga dhawaaqay Caasimada Galmudug.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

About Admin (8456 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: