Wararka

Ciidamada Somalia oo la wareegay saldhigii ugu weynaa al-Shabaab ee degaanka toora-toorow…


Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa la wareegay gacan ku heynta deegaanka Toora-tooroow oo ah saldhiggii ugu weynaa Ururka Al-shabaab.

Deegaanka Toora-tooroow saldhiggii ugu weynaa ee Ururka Al-shabaab iyo xaruntii ugu weyneyd ee Maxkamadaha dadka lagu kala saaro ee laga aadi jiray dhulka ay dowladdu maamusho..

Ciidamada la wareegay deegaankan Toora-tooroow ayaa la sheegay in ay ka tirsan yihiin Guutada Danab ee ka howlgasha gobolka Shabeellaha Hoose.

Al-shabaab ayaa dhawaan weerar dhabgal ah ku qaaday ciidamo ka tirsan kuwa dawladda oo marayey jidka Afgooye iyo Wanlaweyn, halkaasi oo uu ka dhacay khasaare nafeed iyo mid hantiyeed.

Wali ma jiro wax war ah oo ka soo baxay dhinaca Al-shabaab oo ku saabsan la wareegida ciidamada dowladda ee saldhiggoodii ugu weynaa marka la eego guud ahaan gobolka Shabeellaha Hoose.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

About Admin (8445 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: