Wararka

Hay’adaha Ammaanka oo abaal marin lacageed ku bixinaysa cidii soo sheegta macluumaadka…


Hay’adaha ammaanka Soomaaliya ayaa sheegay in ay abaal marin Lacageed ku bixinayaan cidii soo sheegta macluumaadka shaqsiyaad katirsan kooxda Al-Shabaab oo ay maxkamadda ciidamada qalabka sida ku riday xukunno dil ah.

Shaqsiyaadkan oo la faafiyay sawirradooda iyo magacyadooda ayaa ku eedeeysan inay ka dambeeyeen dilal qorshaysan iyo qaraxyo ay ka geysteen gudaha Muqdisho iyo meelo kale.

Hay’adda amniga ayaa dhawaan siidaayay macluumaad ku saabsan shaqsiyaadkaan, iyagoo kusoo bandhigay barnaamijka Gungaar oo lagu wareysanayay shaqsiyaad katirsan Alshabab, kuwaas oo xog badan ka bixiyay falal ay geysteen,

Dilayaal

Hay’addaha ammaanku ma sheegin inta ay le’egtahay abaalmarinta dhaqaale ee la siinayo cida soo gudbisa xogta raggaan iyo halka xogtaas lala wadaagayo.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

About Admin (8445 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: