Wararka

Uhuru Kenyatta oo isku shaandheyn ku sameeyey qaar ka mid ah golihiisa wasiirada oo…


Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa isku Shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Golihiisa wasiirada isagoo wasiirada qaar xilalka u kala badalay.

Isku shaandheynta ayaa saameysay wasiiro caan ah oo muddo ka dhex muuqday golaha wasiirada Kenya.

Wasiirkii arrimaha dibadda Monica Juma oo si weyn uga dhex muuqatay kiiska badda ee Somalia iyo Kenya ayaa loo magacaabay xilka Wasiirka Gaashaandhigga halka Wasiirkii gaashaadhigga Raychelle Omamo iyana loo magacaabay xilka wasiirka arrimaha dibadda.

Madaxweyne Kenyatta ayaa saluugsanaa muddoba qaabka ay Monica Juma u wajaheyso kiiska badda isagoo dhowr mar ku sigtay inuu xilka ka qaado sida ay qoreen warbaahinta Kenya qaarkood.

Sicily Kariuki oo horay u ahayd wasiirkii caafimaadka ayaa loo magacaabay wasiirka biyaha halka Simon Chelugui oo horay u ahaa wasiirka biyaha loo magacaabay wasiirka shaqaalaha.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

About Admin (8456 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: