Wararka

Liis cusub oo Xildhibaano ah oo lagu soo bandhigay magaalada Gaalkacyo oo xaaf taageersan…


Guddigii doorashada uu dhawaan magacaabay Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa magaalada Gaalkacyo kaga dhawaaqay liiska xildhibaano ay sheegeen in ay yihiin Baarlamaanka Galmudug.

Xildhibaanada looga dhawaaqay magaalada Gaalkacyo ayaa gaaraya 68-Xildhibaan, waxaana la sheegay in Xildhibaanadan iyo kuwa harsan ay dhawaan soo dooran doonaan Gudoomiye Baarlamaanka iyo Madaxweyne iyo kuxigeenkiisa.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

About Admin (8781 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: