Wararka

Puntland oo uga digtay shirkadaha daneynaya soo saarista batroolka Somalia iyadoo sifo…


Dowlad goboleedka Puntland ayaa War-saxaafadeed ka soo saaray mowqifkeeda ku aaddan Sharciga Batroolka ee uu saxiixay Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah.

Puntland waxay sheegtay inay ku wargelinayso dhammaan shirkaddaha caalamiga ah ee danaynaya maalgashiga soo saarista batroolka Soomaaliya bad iyo beriba in ay ka fogaadaan heshiiska batroolka Soomaaliya ee uu saxiixay madaxweynaha Soomaaliya.

Sidoo kale waxay Puntland uga digtay dowladdaha u hanqaltaagayaan kheyraadka shidaalka Soomaaliya, iyadoo lasoo marin sifo sharci ah.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

About Admin (8862 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: