Wararka

Nin dhalinyaro oo reer Syria oo ka mid ah barakacayaasha oo baayacaya kelidiisa si uu ugu…


Sawir qaade wargeys Aref Wetd, ayaa bartiisa Facebook soo dhigay, sawir nin reer Siiriya ah oo baayacaya kelidiisa oo ku bedelanayo teendho asturta ama ay deggaan asaga iyo qoyskiisa gobolka Idlib.

Ninkan dhalinyarada ah oo ka mid ah barakacayaasha ayaa kor u haya boor uu ku soo qoray”waxaan ahay barakace muddo 27 maalmood, waxaan heystaa kelli beec ah oo aan ku iibsanayo teendho ku hoyano aniga iyo qoyskeyga, waayo waxaan leeyahay Allah oo keliya.”

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

About Admin (9428 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: