Wararka

Akhriso Liiska Xildhibaanada Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo la soo bandhigay…


Waxaa magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed lagu soo bandhigay liiska Xildhibaanada Baarlamaanka labaad ee uu yeelanayo maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya .

Liiska Xildhibaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya ee lasoo saaray ayaa ka kooban 95-Xildhibaan, waxaana Xildhibaanadan maanta lagu dhawaaqay ku jira qaar kamid ah Xildhibaanadii waqtigooda dhamaaday iyo kuwa kale oo cusub.

Liis-1

liis-2

Liis-3

Liis-4

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

About Admin (9450 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: