Wararka

AUN Cabdiqaadir Biriq oo ka mid ahaa ciyaartoydii hore ee Somalia oo London ku geeriyooday…


Cabdiqaadir Maxamed Faarax (Biriq), oo ka mid ahaa ciyaartoydii hore ee Soomaaliya ayaa dalka Ingiriiska ugu geeriyooday cudurka Coranavurus.

Marxuumka ayaa maalmihii ugu dambeeyay yiilay isbitaal kuyaala London halkaas oo xaaladdiisa caafimaad lagula tacaalayay.

Waxaa uu kamid noqonayaa Soomaali badan oo dalka dibadiisa ku sugnaa oo cudurkaan u geeriyooday saddexdii maalmood ee ugu dambeysay.

Dalka Sweden ayaa kamid ah meelaha laga diiwaan galiyay dhimashada ku dhawaad 10 qof oo Soomaali ah oo u badan dad da’a ah.

Cabdiqaadir Maxamed Faarax (Biriq), ayaa sanadkii 1961 ku dhashay magaalada Baladweyne. Sanadkii 1976 ayay ahayd markii ugu horeysay ee uu bilaabay kubada cagta, isagoo ka bilaabay dugsi koleej ah.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

About Admin (9373 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: