Wararka

Wasiirkii Difaaca ee dalka Sudan Lt Gen Jamaludiin Cumar oo wadno xanuun ugu geeriyooday…

Image processed by CodeCarvings Piczard ### FREE Community Edition ### on 2020-03-25 05:53:43Z | http://piczard.com | http://codecarvings.com

Wasiirkii Wasaaradda Difaaca ee dalka Sudan Lt Gen Jamaludiin Cumar ayaa geeriyooday xili magaalada Jubba ee caasimada Koonfurta Sudan u joogay wadahadal nabadeed.

Mas’uuliyiin katirsan dowlada Sudan ayaa laga soo xigtay in wasiirka wadno xanuun kusoo booday una geeriyooday, waxaana geerida Wasiirka si weyn looga dareemay gudaha dalka Sudan iyo waliba Koonfurta Sudan uu ku sugnaa.

Wasiirka Gaashaandhiga dalka Sudan ayaa magaalada Jubba u joogay dhex dhaxaadinta Dowlada Koonfurta Sudan iyo mucaaradka, waxa uuna Wasiirka kamid ahaa xubnaha ka shaqeynayay wadahadalka nabadeed.

Lt Gen Jamaludiin Cumar ayaa kamid ahaa golaha KMG ee siyaadada dalka Sudan xilkana ka tuuray Madaxweynihii hore ee dalkaasi Cumar Xasan Al Bashiir, waxaana wasiirkan geeriyooay kamid ahaa xubnaha ugu saameynta badan Xukuumada Sudan.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

About Admin (9373 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: