Wararka

R/Wasaarihii hore ee Somalia Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) oo la sheegay in laga helay…

Somalia Prime Minister Nur Hassan Hussein speaks with the media during a news conference in Nairobi, October 31, 2008. The main priority for Somalia's interim government is to form a new cabinet within 15 days as demanded by east African leaders at crisis talks in Kenya, Hussein said on Friday. Regional heads of states who met in Nairobi on Wednesday demanded that the four-year Somali administration name a new cabinet, show quick progress on political reconciliation and reverse the country's slide into rampant insecurity. REUTERS/Antony Njuguna (KENYA)

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur-cadde) ayaa la sheegay in laga helay caabuqa Coronavirus, isagoo haatan ku xanuunsanaya Isbitaal ku yaalla Magaalada London.

Cudurka halista ee Coronavirus ayaa ku sii faafaya dalal badan oo ku yaalla caalamka, waxaana u dhintay in ka badan 20,000 oo qof halka ku dhowaad nus milyan kalena ay la ildaran yihiin.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadlay xaalada Nuur Cadde, isagoo sheegay inuu khadka telefoonka kula hadlay qoyskiisa.

“Waxaan Alle ka baryayaa inuu caafimaad degdeg ah siiyo Ra’isul Wasaarahii hore ee dalka, mudane Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) oo ku xanuunsanaya London. Waxaan khadka teleefanka kula hadlay qoyskiisa aniga oo gaarsiiyay in dowladda & Shacabka Soomaaliyeed ay garab taagan yihiin” ayuu yiri Xasan Cali Kheyre qoraalkan soo dhigay bartiisa Facebook.

Kheyre ayaa ALLE uga baryay Nuur cadde inuu caafimaad deg deg ah siiyo.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

About Admin (9373 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: