Wararka

Kiiskii sedaxaad ee coronavirus oo Wasaarada Caafimaadka xaqiijisey in laga helay Somalia…


Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in shaqaale ka mid ahaa qandaraaslayaasha ka howlgalla xerada Xalane laga helay cudurka coronavirus (COVID-19).

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya, Drs. Fowsiyo Abiikar ayaa sidoo kale xaqiijisay kiiskaan, iyadoo sheegtay inuu yahay shaqaale ajnebi ah oo soo maray waddamo uu cudurka si aad ah ugu faafay.

Qofka laga helay cudurka ayaa ku jiray karantiil sideed maalmood kahor ogaanshaha cudurka, waxaana uu noqday qofkii ugu horeeyay ee ay kasoo muuqdeen caalamadaha cudurka, marka loo eego saddexda qof ee xanuunka laga helay gudaha Soomaaliya.

Wasiirka Caafimaadka waxay sheegtay in dalka dibadiisa lagusoo xaqiijiyay natiijada baaritaanka islamarkaana dowladda aysan weli ku guulaysan inay hesho sheybaarka lagu baaro cudurkaan.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

About Admin (9373 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: