Wararka

Qodob hor leh oo lagu daray heshiiskii shirkii Jabuuti oo dan u ah bulshooyinka labada dhinac…


War-murtiyeedkii xalay saqdii dhexe laga soo saaray shirkii Jabuuti ayaa lagu daray qodob aan horey ugu jirin oo ahaa kii ugu adkaa intii shirku uu socday.

Qodobkaan ayaa ah isu socodka dhaqanka, waxbarashada, ciyaaraha iyo ganacsiga, balse waxaa laga reebay isku socodka siyaasiyiinta oo ahaa qodob la isku mari waayay.

“Labada dhinac waxa kale oo ay ku heshiiyeen in aan la carqaladayn isku-socodka iyo xidhiidhka labada bulsho ee aan siyaasad iyo siyaasiyiin shaqo ku lahayn ee la xiriira dhaqanka, waxbarashada, ciyaaraha iyo ganacsiga, si loo xoojiyo nabadda iyo wada-hadalka u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

About Admin (10543 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: