Wararka

Nin Tanzanian ah ayaa helay dhagxanta qaaliga ah oo hal maalin gudaheed ku taajiray…


Nin u dhashay dalka Tanzania ayaa hal maalin gudahood ku taajiray kaddib markii uu helay labo dhagaxaan oo qaali ah- kuwaas oo lagu sheegay dhagxantii ugu weyneyd ee dalkaas laga soo saaro.

Ninkan oo lagu magacaabo Saniniu Laizer wuxuu helay 3.4 milyan oo doolar kadib markii ay dhagaxaanta ka iibsatay wasaaradda macdanta ee Tanzania.

Dhagaxaantaas ayaa laga helaa waqooyiga Tanzania oo kaliya ah, waxaana laga sameeyay qalabka la isku qurxiyo sida dhega-dhegaha.

Saniniu Laizer wuxuu sheegay in maanta uu qaban doono munaasabad weyn uu ugu dabaaldegayo farxadda.

Waxaa uu sheegay in uu dhisayo iskuul iyo sidoo kale xarun weyn oo laga dukaameysto.

Madaxweynaha Tanazania ayaa telefoon u diray ninka dhagaxanta soo helay , waanu u hambalyeeyay.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

About Admin (10543 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: