Wararka

Baarlamaanka DG Puntland oo ka soo horjeestay xeerar ay ansixiyeen xildhibaanada Golaha Shacabka…


Qoraal kasoo baxay Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Puntland ayaa looga soo horjeestay xeerkii matalaada gobolka Banaadir ee dhawaan ansixiyeen Xildhibaanada Golaha Shacabka iyo sidoo kale xeerkii lagu ansixiyey kuraasta haweenka in ay ku tartami karaan haween keliya.

Baarlamaanka Maamulka Puntland qoraalka kasoo baxay ayaa sidoo kale looga soo horjeestay hadal jeedintii Gudoomiyaha Guddiga doorashooyinka Qaranka Xaliimo Yarey, waxaana Baarlamanaka sheegay in Guddiga ku fashilmeen shaqooyinkii loo igmaday.

Shabakada Wararka, hagaag.com info@hagaag.com

About Admin (10577 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: