Wararka

Dabley hubeysan ayaa weeraray Suuqa sarifka ee magaalada Karachi oo dhimasho iyo…


Dabley hubeysan ayaa weerar toos ah ku qaaday Suuqa sarifka magaalada Karachi ee dalka Pakistan, waxaana weerarkan ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Saraakiil katirsan booliiska dalka Pakistan ayaa sheegay in dableyda weerarka geysatay oo ku hubeesnaa qoryaha fudud bambaano ku weerareen albaabka Suuqa laga galo kadibna gudaha suuqa galay kana bilaabay toogasho.

Ciidamada amaanka dalka Pakistan oo si deg deg ah u gaaray Suuqa la weeraray ayaa toogasho ku dilay afar kamid ah dableydii weerarka geysatay, waxaa sidoo kale weerarkaasi ku dhintay labo qof oo kamid ah dadkii ku sugnaa suuqa la weeraray.

Weerarkan lagu qaaday Suuqa sarifka magaalada Karachi waxaa mas’uuliyadiisa sheegatay kooxda xornima-doonka ee Balochistan ee ka dagaalanta gudaha dalka Pakistan, waxaana weerarkan cambaareeyay madaxda dowlada Pakistan.

Shabakada Wararka, hagaag.com info@hagaag.com

About Admin (10543 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: