Wararka

ManUnited, Chelsea, Arsenal iyo ManCity oo u soo wada baxay semi-finalka koobka FA Cup…


Kooxda Manchester City ayaa soo dhameystirtay una soo baxday wareega semi-finalka FA Cup kadib markii ay 2-0 ku garaaceen kooxda Newcastle Axadii wareega quarter-finalka ee tartanka.

Manchester City ayaa u dhaliyey goolka furitaanka Kevin De Bruyne daqiiqadii 37aad oo gool ku laad ahayd, waxaa goolka labaad raacsaday Rahim Sterling daqiiqadii 68aad.

Kooxaha Man United, Chelsea iyo Arsenal ayaa iyaguna u soo baxay semi-finalka tartankan.

Isku aadka ayaa ka dhashay inuu noqdo labo kulan oo kulul, Manchester City oo is arkaya Arsenal, halka Chelsea iyo Manchester United isku beegmay.

Semi-finalka tartankan ayaa lagu ciyaari doonaa Wembley markay tahay July 18 iyo 19 ee soo socota.

Shabakada Wararka, hagaag.com info@hagaag.com

About Admin (10543 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: