Wararka

Jadwalka imtixaanka fasalka 12aad ee Dugsiga Sare iyo talooyin ku socda ardayda oo la soo saaray…


Xafiiska Imtixaanaadka iyo Shahaadooyinka ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee DF ayaa shaaciyey jadwalka imtixaanka fasalka 12aad ee Dugsiga Sare ee sanadkan

Imtixaanka ayaa bilaaban doonaa Sabti 18 Luuliyo 2020 oo ku beegan maalin Sabti ah, waxayna soo saartay Wasaarada jadwalka sida maadooyinku ay u kala horeeyaan iyo talooyin ku socda ardayda imtixaanka galaysa.

Hoos ka akhriso jadwalka iyo shuruudaha imtixaanka dugsiyada sare:

Shabakada Wararka, hagaag.com info@hagaag.com

About Admin (11863 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: