Wararka

Talobixin ku socota ragga iyo dumarka aan weli guursan balse ku tala jira in ay guursadaan…


Taladan waxay ku socotaa ragga iyo haweenka aan weli guursan balse ku tala jira haddii Allah edmo inay guursadaan, Talooyinkan khasab idinkuma aha inaad ku dhaqantiin laakin fiiro gaar ha u yeesha, waxaa jira kara dad badan inay dhibsadaan talooyinkan laakin waan idinka raalli gelinayaa haddii aan wax u dhimay isla weynidiina.

⦁ Haweeney kaa weyn ha guursan
⦁ Qof wax bartey ha guursan
⦁ Qof caqli badan ha guursan
⦁ Reer xun ha ka guursan
⦁ Qof aan diinta wax ka aqoon ha guursan
⦁ Nin naago fur badan ha guursan
⦁ Nin fuley ah ha guursan
⦁ Nin ku xaqira ha guursan
⦁ Haweeney aan xishoon ha guursan
⦁ Qof siyaasada ku jira ha guursan
⦁ Haweeney kaa dheer ha guursan
⦁ Qof aan ku jecleyn ha guursan
⦁ Qof tuug ama khaa’in ah ha guursan
⦁ Qof kheyru mas’uul ah ha guursan
⦁ Haweeney qurux badan ha guursan
⦁ Nin buuran ha guursan
⦁ Haweeney horey loo soo guursadey ha guursan
⦁ Qof bakheyl ah ha guursan
⦁ Caaso waalideyn ha guursan
⦁ Qof aan Islaam aheyn ha guursan
⦁ Qof lacagta shakhsiga kaga weyn tahay ha guursan
⦁ Haweeney xoolo leh ha guursan
⦁ Doqon ha guursan
⦁ Nin kaa weyn ha guursan
⦁ Nin gaaban oo kurtin ah ha guursan
⦁ Nin qurux badan ha guursan

Shabakada Wararka, hagaag.com info@hagaag.com

About Admin (11789 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: