Wararka

Dalka ya u maqan, dawirsi shisheeye, dulaal iyo dabadhilif, duq beeleed aan xishoon…


Dalka ya u maqan
Dawirsi shisheeye
Dulaal iyo Dabadhilif
Duq beleed aan xishoon
Dalka ya u maqan.
Diyasbara Dibadda ku saaqiday
deraja doon ah
Dalka ya u maqan.
Dulli Xabsiyada ku daalay o Daroogada
iyo Diinti isku doc wada dadki layey
Dalka ya u maqan.
Allow adiga Daaim ah nabada no so
dedeji.e dalka no badbadi o dadkisana
ka yeel kuwa jecel dalkooda iyo diintooda.amiin

Eng. Jiraabay

About Admin (11368 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: