Wararka

Goodax ayaa soo saaray xeerka ansixinta iyo dhaqan galka buugaagta manhajka Qaranka…


Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee Xukuumada Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa soo saaray Xeerka Ansixinta iyo Dhaqan-galka Buugaagta Manhajka Qaranka.

Qoraal uu soo saaray Wasiir Goodax Bare ayuu ku sheegay in laga bilaabo maanta oo talaado ah Wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare u aqoonsatay buugaagta manhajka qaranka ee dugsiga sare midka kaliya ee lagu dhigi karo dugsiyada sare ee dalka.

Shabakada Wararka, hagaag.com info@hagaag.com

About Admin (11401 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: