Wararka

Wasiirka Waxbarashada DF ayaa ka badbaaday qarax lagula eegtay inta u dhaxeysa Doolow…


Wasiirka Wasaarada Waxbarashada dowladda Federalka Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ka badbaaday qarax lagula eegtay inta u dhaxeysa Doolow iyo Balad Xaawo Gaar ahaan Deegaan Lagu magacaabo uunsi.

Saddex kamid ah xildhibaanno ku wehliyay safarka ayay wararku sheegayan inay ku dhaawacmeen qaraxaan oo ahaa miiino lagu aasay waddo ay ku safrayeen wafdiga Wasiirka waxbarashada.

Sawirro lagasoo qaaday ayaa muujinaya baaxada burburka soo gaaray mid kamid ah gaadiidka ay la socdeen mas’uuliyiinta.

Shabakada Wararka, hagaag.com info@hagaag.com

About Admin (11379 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: