Wararka

Nin la sheegay inuu adduunka ugu da’ weynaa oona jiray 116 sano ayaa geeriyooday…


Fredie Blom oo lagu tilmaamay ninka adduunka ugu da’da weyn,inkastoo aan lagu qorin buuga Guinness ayaa la sheegay inyy jiray 116 sano.

Mr. Blom ayaa kasoo jeeda dalkaasi Koonfur Afrika, waxaana uu dhashay taariikhdu marka ay aheyd 8 May, sannadkii 1904-tii.

Sida laga soo xigtay eheladiisa, oday Blom ayaa u geeriyooday amar ilaahay, mana jirin xanuun hayay.

Dadka qaar ayaa sheegaya in uu u geeriyooday cudurka coronavirus, balse qoyskiisa ayaa arrintaasi gaashaanka u daruuray oo beeniyay.

Shabakada Wararka, hagaag.com info@hagaag.com

About Admin (11412 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: