Wararka

Jugtii ka yeertay Jubbaland iyo Madaxtoyada Juuni, jeela u jooga iyo walaalkey Jeesow…


Jugtii ka yeertay Jubba land
iyo Madaxtoyada Juuni
Jeela u Jooga iyo walalkey Jeesow.
Jowhar iyo Hiiraan jadeeca laysay caruurti juucna u dheeryahay.
Jufooyinkey ka dhasheen jid ma laha iyo Jaamacad
Jowhar ilaa Jiirta Qabnood Jinni iyo al shabab ba kala jaray juuq kama dhahaan.
Jibaaladi Geleyda iyo digirta webiga jiitay
Jidkey daadsanyihin jereer iyo jeleec.
Alaa Joogey noqotay jawabtoda.
Jeebkood la cayaar ba jaha wareeriye dadki
Jufey ku jogaan magaceed jeenan ma siyaan
Jubba laan iyo maxa ka galay madaxtoyada
Jegada iney qadaan walalkood ba lo so ijaartay
Joogi Farmajo xagee jaan la dhigi.
Jawaabtina qurxoon dadka wa ujeeda halkey jirida ku haysa.
War hoy ka jooga reer jajuumow yey jar idinka tuurin.

Eng. Jirabey

About Admin (11754 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: