Wararka

Qab qab dhafay qiyana iyo shirqool, Qayre Qoor Qoor ka dooro…


Qab qab dhafay Qiyana iyo shirqool.
Qayre Qoor Qoor ka dooro.
Qayre qaranka wuxuu u qabtay umadda wada qireyso ma ahayn qaainul wadan.
Qaatuliin Barlamaanka qotoma qadashada Dolarka ya uga qayma wayn Qarankeena
Qof bey is qabteen qiyaasta sidey tahay
Qodobada lagu edeyey qiraal hadu jiro ma qisaaso.
Qaabka dorashada ayu qonsadey Farmajo
Qatulinta barlamanka qof iyo cod bay ka qalqaleen way qiyaseen qof inu ka so labaneyn
Qalinkey ku boobeen qarashna wa u dhera.
Qadacaada shirka labada gobol way ku qumanayeen qaabkey diideen iyo qorsha xumada
Qayre waxa loga qoofay kursiga qaaliga ah
iyo hadala qaawan qaabkiisa iyo qabanqabadiisa qasaraha u keenay.
Qoor Qoor qoloyin ba hoos ka qanìi e Qayre ma gelin qiyana qaran….Q.1aad

Eng. Jirabey

About Admin (11805 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: