Wararka

Maamulada P/land iyo J/land ayaa qeyb ka noqon doona shir wadatashi oo Mogadishu ka…


Warsaxaafadeed kasoo baxay shirkii magaalada Garowe uga socday Puntland iyo Jubbaland ayaa lagu sheegay in madaxda labada maamul ay qeyb ka ahaanayaan shir wadatashi oo Muqdisho ka dhacaya loogana hadlayo sidii xal siyaasadeed looga gaari lahaa doorashooyinka Soomaaliya.

War-saxaafadeedka waxaa lagu sheegay in madaxweynayaasha Puntand iyo Jubbaland ay shirar qadka taleefoonka kula yeesheen madaxda Dowladda Federalka iyo dowlad goboleedyada, taasoo oo ka dhalatay in shir dambe la iskugu yimaado Muqdisho, inkastoo aanan waqtiga shirka la sheegin.

Shabakada Wararka, hagaag.com info@hagaag.com

About Admin (12171 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: