Wararka

Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cade…


Madaxweynihii hore ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Shiikh Aadan, ahna guddoomiye ku xigeenka madasha xisbiyada qaran ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho.

Shariif Xasan ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay Senatoro, Xildhibaanno, qaar ka mid ah Wasiirrada sii hayeyaashaa ah.

Sidoo kale Shariif Xasan ayaan weli ka hadlin ujeedka dib ugu soo laabashadiisa caasimada dalka iyadoo ay haatan arrimaha siyaasada dalka ay sii galayso waji hor leh oo ku aadan doorashooyinka dalka.

Shabakada Wararka, hagaag.com info@hagaag.com

About Admin (11427 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: