Wararka

Doorasho dadban iyo dastuur qabya ah, dadweynaha dalkeyga ma doqonba ma darooga


Doorasha Dadban iyo Dastuur Qabya ah.
Dadweynaha Dalkeyga ma
Doqonba ma Darooga la siyey mise Indhaha Dam ah
Dulaal iyo Dad qalata Dawarsi ku nool ah
Dalka iyo DadkibaDolar Dhafsaday
ban dersi ka dhegeysana sida Shekh diinta yaqaan.
Doorasha Dadban xagey ka so degtay
kuwa Dowlada sheganaya ya Doortay
Dadkey wakiil ka yihiin bal ya i daliilsha
Duqa ugu sareeyo dalka ila Dibutaatiga
Ya Doortay o i sheega.
Duq beleedki dacadda aha wa la diiday
Derbi jiif la so uririyey Dolar la siyey
ba doortay.
Dadweyno dorasha dadban wataas
Dulmigas ma daawana mise wa diidna?
Dastuurka ka daran docdi la dono lagu duwo
Dastuurka ya diidan in dalka lagu maamulo
so dulaaliinta dowlada sheganeso.
Aniga diiday e ila diida dalka badbaduu
doonaya dadkeygow ilaah wa nagu duleynaya
inaan Daawano dugaagtaan .

Eng. Jirabey

About Admin (11826 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: